Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho

Dadweyne aad u badan ayaa maanta waxa ay buux dhaafiyeen Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho ,kuwaa oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Adeega EVC+ ee Shirkadaasi. Dadka tagay Xarunta Hurmuud ayaa waxaa gaaray Warar aan jirin oo la xariira in Shirkada Isgaarsiinta Hurmuuday xireyso adeegada EVC+ sidaa darteedna ay dadku ugu yacaeen … Continue reading Dadweyne badan oo maanta buux dhaafiyay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hurmuud ku leedahay Magaalada Muqdisho